Caawinta Isqorista MNSure

Waxaan haynaa shaqaale ka shaqeeya goobaheena Willmar, Rochester, iyo Moorhead si ay uga caawiyaan nidaamka diiwaangelinta MNSure.

Uma baahnid inaad kaligaa sameyso, naga soo wac maanta taleefanka 1 (800) 842-8693 si aad wax badan uga ogaato oo balan u sameyso.